U adeegida iyo difaacida xuquuqda macalinka.
Tababaro iyo agab waxbarasho oo casri ah.
Waxaa la isugu yimid doonista xuquuqda iyo tayaynta macalimiinta...